Xildhibaanada Murusade “inta aadan ku xiiqina degmada Dayniile meel ku sheega Ceelbuur, & Galhareeri !!

Kuraasta xildhibaanada beesha Murusade qaar baa weli xinjiri ka da’eysaa, qaarna maqalkooda beeshu waa ka xajiimootaa. Hal hal roon waa iska jiraa ,Horay baase loogu maahmaahday, “Ninkii ku yiraa dad xumi, dad laawe ayaa la yiraahdaa“. Hadda iyaga ayaa inoo ah xildhibaano aqal sare iyo mid hoosaba. Sidaas darteed, ku sii  dheeraan mayno doodda la … Continue reading Xildhibaanada Murusade “inta aadan ku xiiqina degmada Dayniile meel ku sheega Ceelbuur, & Galhareeri !!